Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
Taariikhdii DigilMirifle oo Mugdi gashey iyo Dadkeedi oo ka mas''uul ah Eng.Salah Shek Osman
01/05/2012

Salaadiinta Geledi iyo Gasar gude waxey ahaayeen kuwo ilaalin  jirey xuquqda adamaha, Waxey deganaasho siin jireyn shaqsiyaadka la soo dulmiyey,waxaay magan galyo siyaasadeed siin jireen dadka la soo bahdiley, ka hor inta Europe iyo America  aysan gaarin Xadaarada.

Dawladaha Digilmirfle waxaa Burburiyey Gumeysiga Taliyaniga iyo Qabaa’ ilo kale Soomaaliyeed oo isbahestey oo  Dhaxalsiiyey Dhibaatada   maanta Soomaaliya ka jirto.

Dhibaatada Soomaaliya ka tagaan waa loo qeybin karaa laba qeybood:Mid Guud ahaan Soomaaliya ay u dhan tahey iyo Mid Qabi’ilo ka  kooban kuwaasoo  qabaan: Dhaqamo, luqado  deegaano kala gedisan.

Qabaa;ilada  qaarkooda  ayagoo isticmaalaya magac dawladeed ku sameyey Sedbursi, deegaan boob, dhac dulmi kal gedisan UMMADA nabad jecel ee digilmirifle  ee nool Koonfur-Galbeed Soomaaliya.

Ummada ayaga Is dulmiyey:

  • 1894 inta Taliyaaniga uusan qabsanin Dhulka Saldanadda Geledi iyo Gasare Gude ee Digilmifle xuduuda Dawlada. xuduuda labada Saldanood waxey eheed  Kenya iyo Tan Itoobiya  ilaa aad ka keento Masaajidka Arbaco Rukun ee XAMAR, sida uu sheegay Guillain mar uu Yimid Banaadir 1847 una qorey.,Lee V. Cassanelli pg 57-58, iyo ay soo Sheegbey Salaadiinteyna iyo Culumadeynaba.
  • Talyaaniga 6 sanno wuu kasoo dagi waayey Bada Saldanadda Geledi.6 sanno ayuu digilmirfle la dagaalamey  Gumeysiga  soo dhex gelin Dawladi Digilmirfle. Talyaaniga asagoo kaashanaayo qaabi’ilada kale oo Soomaali ah  ayuu Talyaaniga Soomaaliya soo galey, waxaa hubka laga dhigey  30,000 cidan oo Geledi ah, Asago Markaas Talyaaniga Isticmaalaayo Hubkii Casriga ahaa ee ugu dambeeyey.Dhulkii Digilmirfle waa la dhacey, Ummadiina Kolonyo(adoon) ayaa saarey, ayagoo karbaashna ay u hayeen Qabiilada kale Soomaaliyeed oo u ogolaadey in uu Gumeysiga Talyaaniga Soomaaliya soo galo.
  • Mr.Abdulkadir Sakadin oo Digilmirfle  ah waxuu Asasey, 15/May/1943 SYL, asagoo ku  riyoonayey Ummadiisa Xuriyada uu gaarsiyo  waxaa loo adeegsadey Qabiil  waa laga wareegey SYL. SYL markaas waxey isu bedeshey Goob Qabiil
  • 25/March/1947. HDMS(HISBI DASTORE MUSQABIL SOMALI).Sheikh Abdullahi Bagadi, the charismatic founding father and the 1st president of HDM.  Dadkiisa dad ka mid ah oo ku shaqeynayo Fikrido qabiilo kale ayaa loo adeegsdey waa Afgambiyeen,  taasi waxey dhalisey Burburkii Xisbiyo.
  • In 1955, as Ustaad Osman came out from a mosque at Afgooye town, on his way back to home; a mercenary killer hired by some body we know cold bloodedly killed him. 
  • Dawladihii Qabiilka ku saleysnaa 1960-1990,  oo ahaa Qabiiladii Gumeysiga Talyaaniga soo galiyey Soomaaliya isla markaana xukunka Dhibaatoyinka loo geystey Ummada Digilmirfle horseedka ka ahaa sida Dhulka Digilmifile oo la boobay , ku xadgudub oo Gumesi qabiil laga galiyey
  •  Prof.Omar Sheik Osman Assaasihi SDM  waxaa la diley 1992, Taasoo keentey Burburkii SDM(Waa in laga doodaa)
  • December 03, 1992-Los Angeles Times -|MOHAMMED SAHNOUN | Mohammed Sahnoun The Rahanwein people of southwest Somalia are facing the same threat of genocide by massacre and starvation that confronts the Muslims in Sarajevo. Baidoa-Magaladi Dhimashaha. 
  • May niin dan ah(Mamulkii Avokaato Hasey) oo la buburiyey.
  • RRA, Dhulka DigilMirifle ayey soo Celisey Cadowga Wadankii waa saartey, aydadana waa burburiyey.
  • Dawladii Koonfur-Galbeed) Madaxweyne uu ka ahaa (Col.Mahamed Nuur shaati gaduud) intooda waa burburiyey
  • WAA IN JAWAAB LOO HELAA DHACDOOYINKAAS OO IDIL, SI AYASN MAR LABAAD U DHICIN EE UMMADEENA U GAARTA NABAD WAARTA IYO HORUMAR


Marxalada Hadda la marayo:

 

  • Gaajo, Cuduro ,Abaaro, Jahli , Faqri , Calada daro, ,Fitno oo Ummdeeni ku habsatey.
  • Is Aaminaad la’aan , u adeegis cadow Qowmiyada Digilmirfle ayaa Madaxda Digilmirfle caadeysatey.
  • Burcad Badeeda- oo barakicinaya UMMADEEDA iyagoo Iibsadey Beerhii iyo Dhulkii oo idil.
  • Dhirtii iyo Xoolihi oo la xaalufiyey  taaso keentey Roobkii in uu yaraado.
  • Qurba Joogta Digilmirfle oo Noqotey Dhibaato kusoo korortey Digilmirfle

Laga soo bilaabo 1847/2011, Buburkasta, Dhibaato Ummad Digilmirfle ku Dhacdo waxaa ka masuul ka ah dad Digilmirfle ah oo u adeegaayo Cadawga Ummdaas. Hadaan lees daba qabanin waxaa idin sheegyaa Digilmirfle in uu ku Milmi doono Qowmiydaha kale.

Waxaan Su’aal Ujeedinayaa QOWMIYADA Digilmirifle oo Idil,  Sidee baa u argataan Mustaqbalkiina?

2011-1894=117 Sanno ayaa Gumeysi  qabiil ku hoos nooshihiin, Ma sida baa Maslaxo u moodeen?

Wabilaahi al towfiiq

Waslaam

Ing.Salah Shek Osman

inf@poolasoom.org




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.