Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
Madaxweynaha Dowladda KMG ah maanta u ambabaxay dalka Kuweyt.
06/05/2012

Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa maanta u ambabaxay dalka Kuweyt isagoo ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Shariif iyo Wafdigiisa ayaa ka degay garoonka magaalada Kuweyt ee dalka Kuweyt, iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhoweeyey.

Amiirka dalka Kuweyt, wasiiro iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dalka Kuweyt ayaa Madaxweyne shariif iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyey halkaasi, waxaana loo galbiyey xaga iyo qasriga Amiirka Kuweyt.

Lama oga inta ay qaadan doonto booqashada Madaxweynaha ee dalka Kuweyt, iyadoo la filayo Madaxweyne Shariif iyo Amiirka Kuweyt ay ka wada hadli doonaan arrimo ku saabsan labada dal.




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.