Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
Dagaal xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
07/05/2012

Dagaal u dhexeeyey ciidamada Dowladda KMG ah oo garab ka helaya kuwa Itoobiya ayaa xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa inuu qaatay muddo saacado ah, waxaana soo qaaday ciidamada Xarakada Al Shabaab kuwaas oo beegsaday fariisimo ay leeyihiin ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa Itoobiya.

Lama oga ilaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalkii xalay, iyadoo xilliga dagaalku uu dhacay ay aheyd xilli habeen ah.

Magaalada Beledweyne ayaa waxaa dhowaan gaaray 200 askari oo ka socda Dowladda Jabuuti kuwaas oo ka mid ah howlgaladda ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.