Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
Xarakada Al Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin horey u dilay dad kale.
02/07/2012

Xarakada Al Shabaab ayaa shalay galab xukun dil ah ku fulisay nin horey u dilay dad kale.

Xukunkan ayaa waxa uu ka dhacay fagaare ku yaala magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana kasoo qeyb galay dad weyne aad u fara badan si ay u daawadaan qaabka uu u dhacayo dilka.

Ninka la qisaasay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Maxamuud Cismaan “Qoorey”, waxaana lagu eedeeyey inuu horey u dilay labo qof oo mid ka mid ah uu ku dilay deegaanka Ceelasha Biyaha halka mid kalena uu ahaa darawal.

Xukunka Dilkan ayaa waxaa ku dhawaaqay Qaadiga Guud ee Maxkamadda Xarakada Al Shabaab Sh. C/Xaq, isagoo sheegay in ninkan uu horey u dilay dad kale isla markaana ehelada dadkii la dilay ay codsadeen in loo qisaaso.

Qoorey oo ahaa ninka la qisaasay ayaa saxaafada u sheegay ka hor inta aan la qisaasin inuu ku qanacsan yahay xukunka lagu fulinayo isagoo Alle ka baryey inuu ka towbad aqbalo.




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.