Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
1-da Luulyo oo si weyn looga xusay magaalada Trondheim ee dalka Norway.
03/07/2012

Waxaa magalaadda Trondheim e dalka Norway lagu xusay Maalinta xoriyadda ee 1da Luuliyo. Sida caadada u aheydba dhalinyarada Trondheim ayaa soo qabanqaabiyay xafladdaan,waxaana kasoo qeyb galay dhamaan Bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan magaalada Trondheim, iyadoo aan loosoo kala harin ayeey hal Hool weyn isugu yimaadeen si diiranna u xuseen maalintaan qiimaha iyo qaayaha weyn.

Waxa madasha xafladda ka dhaceysay qudbado dhiira galin ah kasoo jeediyay hdalinyarada Magaaladda,iyagoo xusay taariikhda laga soo maray xornimada,sidoo kale waxeey aad usoo dhaweeyeen dadaaladda eey shacabka Soomaaliyeed guda iyo dibadba ku doonayaan nabad ka dhalata dalka iyo in si weyn loo ilaaliyo wada jirka shacabka.

Ugu danbeyntii waxaa Calanka saaray Adeer Sheekh Cumar oo aad ugu dhiiragaliyay dhalinyarada Trondheim ineey ilaashadaan midnimadooda aadna u bogaadiyay dadaalka eey muujiyeen.

Bile Cumar Sheekh Cadde.

Emai:bakaaro76@hotmail.com

Trondheim-Norway




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.