Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
19 arday oo kasoo jeeda koonfur galbeed Soomaaliya oo ka qalin jabiyay Jaamacado ku yaala dalka Sudan..
30/08/2012

Xaflad oo ahayd mid qiimo badan leh u dhacdayna si heer sare ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Ardayda Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya kaasi oo xaruntiisu tahay dalka Sudan.

Arday oo isugu jiro kuwa ka qalin jabiyay heeerarka kala duwan ee Bacholar, High Diploma, Master iyo PHD iyo jaamcadaha kala duwan kuwaas oo ku yaala Dalka Sudan.

Ardaydan loo qabtay xaflada qalin jabinta ah ayaa dhamaantood ka soo jeeda Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya iyadoo qabashada xafladani uu isku howlay Ururka Ardayda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xafladan aadka u qiimaha badneed ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socda Safaarada Soomaaliya ee Sudan, Jaaliyada Soomaliya iyo Aqoonyahano , Arday iyo wax garad intuba iyadoo xaflada ay si fiican uga qeyb qaateen madaxda Ururka Midowga Ardayda Soomaaliya ee dalkani Sudan.

Tirada qalin jibiyaasha ayaa waxa ay gaareesay 19 qof kuwassi oo ka qalin jabiyay heerarka kala duwan ee wax barasho.

Isku soo wada duub xafladaani ay Ururka Ardayda Koonfur Galbeed E Soomaaliya ay u qabatay ardaydii ka soo jeeda dhulkaasi ayaa waxay noqoneesaa tii ugu horeesay ay qabato xaflad ama dabaal dag ceynkan oo kale.


 
Caadil Xaaji Cabdi

Khartoum-Sudan

caadil33@msn.com




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.