Nootaayo casri ah ee FAQI ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa adeegyadii horey ay u bixin jirtay kusoo kordhisay oo qeyb kale oo muhiim ah qeybtaas oo qeybta Engineering-ka.
Howlaha Nootaayo FAQI ay hadda qabato waxay kala yihiin sidan:-
1-Kala wareejinta hantida guurtada iyo ma guurtada sida:-
a) Guryaha.
b) Beeraha.
c) Boosaska Banaan.
d) Baabuurta.
e) IWM.
2-Kireynta Guryaha, Beeraha, Baabuurta iyo IWM.
3-Qoraalka Warqadaha:-
a) Heshiiska Dhaxalka.
b) Is Wakiilashada.
c) Shahaadada Nikaaxa.
d) Imtixaanada Dugsiyada.
e) Arjiyadda.
f) IWM.
4-Qeybta Engineering.
a) Naqshadeynta Guryaha iyo Dhisidooda.
b) Naqshadeynta Beeraha
c) IWM
Nootaayada FAQI sidoo kale waxay u diyaarisay dadka ku nool dibada oo raba in ay hanti guurta iyo ma guurta ka iibsadaan dhulkii hooyo in loo diri doono sawirada hantida qofka uu rabo inuu iibsado ka hor inta uusan iibsanin.
Nootaayada FAQI waxay qoraaladeeda u isticmaaleysaa Computers iyo Printers oo ah noocii ugu dambeeyey.
Nootaayada FAQI Waxay ku taalaa xaafada Ceel Qode kasoo horjeeda Carwada Daara Salaam ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana kugu diyaar ah dad khibrad iyo aqoon u leh howlaha nootaayada.
Maamulaha Nootaayada FAQI : Sh. Maxamed Muuse Mayow.
Tel: 00252615512000
Waxaan qeybta idinku soo bandhigeynaa sawirada dhismayaashii ugu dambeeyey ee Nootaayada FAQI ay hirgalisay.














