Skip Navigation Links
Home
Qur'aan
Warar
Maqaallo
Taariikh
Waxbarasho
Caafimaad
Videos
Annaga
Xiriir
Guddiga Waxqabadka Afgooye oo hambalyo iyo bogaadin u diray gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka Soomaaliya.
04/09/2012

 

Anagoo ku hadleyno magaca:

AFGOI ACTION COUNCIL

Waxaan tahniyad iyo boogaadin u direeynaa GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYEED mudane Prof. Maxamed Sh. Cusmaan JAWAARI.

Waxaana u rajeeynaynaa in ilaahey ku garab galo xilkan culus iyo howlaha balaaran ee umadda Soomaaliyeed ay u dooratay.

Waxaana ku han weynahay inuu noqdo kii umadda Soomaaliyeed ka saari lahaa dhibaatooynka muddada dheer dalka ku habsaday.

AFGOI ACTION COUNCIL




www.afgoi.net

Facebook

WAR IYO SAWIRO
Ka qeybqaado codbixinta an ku qiimeyneyno Shaqsiga istaahila inu noqdo Madaxweynaha Somalia.dhiibo codkaaga aan soo bandhignee.
08/09/2012
Babaanbax Lagu Taageraayo Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Afgooye. Daawo Sawiradda
07/09/2012
Xaflada lagu furayey sanad dugsiyeedka ee Dugsiga Abuubakar Al Sadiiq oo lagu qabtay degmada Afgooye DAAWO SAWIRADA
04/09/2012
VIDEOS
Caleema Saarka Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland 11/07/2012
Copy Right © 2011 AFGOI.NET. All Rights Reserved.